Jaaliyadda Soomaalida ee Turkiga oo aad u amaanay waxqabadka Safiirka Soomaalida!!

Wararka ka imaanaya safarada somaliya ay ku leedahay Dalka Turkiga ayaa sheegaya in safaaradaas dib u habayn xoogan ay ku samaysay bilihii la soo dhaafay, qaabka howlo ay safaaradaasi ula shaqayso somalida ku Nool dalkaasi. Somalida ku Nool dalkaasi ayaa amaan kala dul dhacday howsha Culus oo ay hayaan shaqalaha safarada somaliya ee turkiga oo … Continue reading Jaaliyadda Soomaalida ee Turkiga oo aad u amaanay waxqabadka Safiirka Soomaalida!!